Tusmo Pro Community.

Gallery media
H
Community ByHawa Said

Members

8

Access

USD 0/month

Chat on

About this Community

TusmoPro Community waa madal aqooneed iyo horumar xirfadeed ah oo loo aas-aasay in lagu kobciyo xirfadaha maamulka, hoggaaminta, iyo ganacsiga casriga ah. Madashani waxay isu keentaa dhalinyaro, ganacsato bilow ah, arday iyo xirfadlayaal doonaya inay dhistaan maskax ganacsi, xirfad hoggaamineed, iyo aqoon istiraatiiji ah.

TusmoPro Community waxa ay bixisaa:

Casharro & tababaro ku saabsan maamulka iyo maaraynta (Management & Administration)

Istaraatiijiyado ganacsi (Business Strategy) iyo sida loo dhiso ganacsi guulaysta

Hoggaamin, HR Management & Team

Building Business startup guidance & practical business models

Feker istiraatiiji ah (Strategic Thinking) iyo go’aan qaadasho

Kobcinta xirfadaha ganacsi iyo shaqo (Professional Development),

Madashan waxaa hoggaaminaya xirfadle ku takhasusay Human Resource Management (HRM) isla markaana hadda diyaarinaya Master of Business Administration (MBA), taas oo ka dhigaysa TusmoPro Community meel lagu helo aqoon isku dhafan: theory + practical experience. Ujeeddada TusmoPro Community waa: In la dhiso bulsho fahamsan maamulka saxda ah, leh aragti ganacsi, kuna diyaarsan hoggaamin iyo guul waarta.

Waxaan madashan ka ahaan doona active maalin kasta aniga oo idiinla wadagaya aqoontaydii iyo waaya-arrgnimadaydii igu qaadatay mudo sanado ah.